Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfm

6818 POSTS0 COMMENTS
http://starfm.co.ke

DHAGEYSO:Madaxda afar xisbi oo sheegay in ay wada shaqeynayaan

Hoggaamiyaasha xisbiyada ANC, KANU, Wiper iyo Ford-Kenya ee kala ah Musalia Mudavadi , Gideon Moi , Kalonzo Musyoka iyo Moses Wetangula ayaa sheegay in...

Shirkii Baydhaba ka socday oo war murtiyeed laga soo saaray

Waxaa xalay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu soo geba-gabeeyay shirkii u dhaxeeyay guddiyadii ka kala socday dowladda Federaalka Soomaaliya,Maamul Goboleedyada iyo Gobolka...

Madaxda dowladda Soomaaliya oo ka tacsiyadeysay geerida Allaha ha u naxariistee Sh Nuur Baaruud

Alle ha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ku geeriyooday Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ahaa culimada waaweyn...

IPOA oo baareysa dil ay booliska u geysteen haweeney

Maamulka madaxa bannaan ee kormeerka ku sameeya howlaha booliska ee IPOA ayaa baaraya geerida haweeney 30 jir ahayd oo ku dhimatay toddobaadki hore bartamaha...

Haweeney u dhalatay Sacuudiga oo dil lagu xukumay

Maxkamad ku taalla boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa dil ku xukuntay Ayesha al-Jizani oo lagu helay dembi ah in ay dishay gabadh u adeegaysay oo...

DHAGEYSO:Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida xildhibaanka Bonchari

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa tacsi u diray qoyska, ehellada, asxaabta iyo shacabka deegaan baarlamaneedka Bonchari ka dib markii uu geeriyooday xildhibaankii deegaankaas...

DHAGEYSO:Shacabka Muqdisho oo ka hadlay banaanbax ay musharaxiintu ku dhawaaqeen

Qaar ka mid ah shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa dareenkooda ka dhiibtay Banaanbaxa ay Xubnaha Midowga Musharaxiintu ku dhawaaqeen...

TOP AUTHORS

6818 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read