Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfm

6818 POSTS0 COMMENTS
http://starfm.co.ke

Wasiirka caafimaadka oo shir guddoomin doono kulan xasaasi ah oo ku saabsan COVID-19

Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee dalka Mutahi Kagwe ayaa qabanqaabiyay kulan xasaasi ah oo diiradda lagu saarayo tallaabooyin lagu xakameynayo faafitaanka cudurka COVID-19 ee xilliga...

DHAGEYSO:Shacabka Islii oo rajeynaya in madaxweynaha uu ka hadlo saameynta abaarta

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa galinka dambe ee maanta jeedinaya khudbad qaran iyadoo waxyaabaha ay shacabka rajeynayaan inuu soo hadal qaado ay ka...

DHAGEYSO:Shacabka magaalada Hargeysa oo laga dalbaday inay canshuurta bixiyaan

Maayirka magaalada Hargeysa ee caasimadda Jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqday ee Soomaaliland ayaa maanta daahfuray shaacinta olole canshuur uruurin oo laga fulinayo guud...

DHAGEYSO:Shacabka gobolka Gedo oo ku diirsaday roobab xooggan oo ay heleen

Iyadoo bilooyinkii la soo dhaafay gobollada dalka Soomaaliya deegaano badan oo ka tirsan ay ka jireen abaaro saameyn wayn yeeshay oo dadka inta ugu...

WHO oo ku baaqday in caalamka uu isku diyaariyo la tacaalidda Omicron

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa ku talisay in dowladaha caalamka ay si buuxda ugu diyaar garoobaan la tacaalidda faraca cusub ee caabuqa corona...

DHAGEYSO:XUBINTA MURTIDA MAANTA

Soo jeedinta abwaan Cabdinaasir Axmad Barkhadle

Sifuna: Raila wuxuu madaxtinimada ugu tartamayaa cadaadis ay ku hayaan kenyaanka

Xoghayaha guud ee xisbiga ODM Edwin Sifuna ayaa sheegay in Raila Odinga uunan markii shanaad u tartami lahayn hanashada hoggaanka ugu sarreeya dalka haddii...

Weerarro madaafiic ah oo lagu qaaday saldhigyo ku yaalla magaalada Baydhabo

Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxaa ay weerar madaafiic ah iyo mid toos ah ku qaadeen Saldhigyada Ciidamada Itoobiya &...

TOP AUTHORS

6818 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read