Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfm

4117 POSTS0 COMMENTS
http://starfm.co.ke

Shacabka Switzerland oo loogu baaqay inay diidaan soo jeedin niqaabka lagu mamnuucayo

Dowladda Switzerland ayaa codbixiyayaasha dalkeeda ku boorrisay inay ka soo horjeestaan soo jeedin la xiriirta in gebi ahaanba la mamnuuco isticmaalka indha-shareerka.Tani ayaa imaanaysa...

DHAGEYSO:Odayaasha Rift Valley oo doonaya in xilka laga qaado William Ruto

Odayaasha gobolka Rift Valley ayaa ku baaqaya in si deg deg ah xilka looga qaado ku xigeenka madaxweynaha dalka William Ruto.Waxaa ay ku eedeeyeen...

Turkiga oo amray in la soo xiro in ka badan 200 oo lala xiriiriyay afgembigii fashilmay

Dowladda Turkiga ayaa amartay in xabsiga loo taxaabo 238 qof oo lagu eedeynaya inay ku lug lahayeen iskudaygii afgembi ee sanadkii 2016-kii wadankaas ka...

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo dhamaystirtay sharciga wadda marista

Iyadoo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ay ku soo badanayaan gaadiidka noocyadiisa kala duwan sidoo kalena ay ka soo kabanayso burburkii Magaalada Soo maray...

DHAGEYSO:KUPPET oo beenisay inay macallimiin kala wareegtay KNUT

Guddoomiyaha ururka macallimiinta ee KUPPET Omboko Milemba ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedeymo uga yimid dhanka dalladda kale ee KNUT.Waxaa uu sheegay inaynan...

Puntland oo ganacsatada kala shirtay socodsiinta shilin Soomaaliga

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Rugta Ganacsiga Bosaaso kaga qeyb galay kulan u dhexeeyay Ganacsatada Magaalada Bosaaso Iyo Maamulka...

DHAGEYSO:Dhakhaatiirta Embu oo dibadbax sameeyay

Howlwadeenada caafimaadka ee ismaamulka Embu ayaa dhigay dibaxbax ay ku dalbanayaan in dowladda ismaamulkaas ay dhaqangeliso qodobbo lagu heshiiyay.Waxay sheegeen in 60 cisho oo...

Al-Shabaab oo la wareegay deegaan ay AMISOM isaga baxeen

Wararka aan ka imaanaya deegaanka Mashallaay ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaay sheegayaan in aroornimadii hore ee saakay ay la wareegeen dagaalameyaal ka tirsan...

Madaxda waqooyiga dalka oo la kulmay wasiirka arrimaha gudaha

Hoggaamiyaasha siyaasadeed ee ismaamullada Wajeer, Garissa iyo Isiolo ayaa maanta kulan la qaatay mas’uuliyiin uu hor kacayo wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo isku duwidda...

TOP AUTHORS

4117 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read