Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfm

1956 POSTS0 COMMENTS
http://starfm.co.ke

DHAGEYSO:Dadka ku dhintay Qarixii Shalay ka dhacay Shabeelada hoose oo korortay

Tirada dadkii ku dhintay qarax miino ee shalay ka dhacay wadada xiriirisa Magaalooyinka Jowhar iyo Balcadee gobolka shabeelada dhexe ayaa lagu soo Waramayaa inay...

Bandow maalmo shaqeynaya oo looga dhawaaqay caasimadda India

Dowladda dalka India ayaa shaacisay in magaalada New Delhi uu habeen dambe abaare 10-ka fiidnimo ka dhaqan galaya Bandow.Amarkan ayaa shaqeynaya ilaa 6-da aroornimo...

DHAGEYSO:Caabuqa corona oo si xowli ah ugu faafaya dowlad deegaanka soomaalida

Siyaad Bashuuc Saney ayaa faahfaahinta qodobkan ka soo diray magaalada Jigjiga

Eedeysane beeniyay inuu dilay afar ka mid ah qoyskiisa

Lawrence Warunge oo lagu soo oogay dacwad ah inuu deegaanka Kiambaa ee ismaamulka Kiambu ku dilay 5 qof oo afar ka mid ah ay...

Guddiga adeegga garsoorka oo maanta turxaan bixiyay qofkii 4-aad

Guddiga adeegga waaxda garsoorka ee dalka ayaa maalinkii afaraad turxaan bixin ku sameynaya shakhsiyaad isugu jiro qareeno iyo garsoorayaal oo mid kasta uu doonaya...

Ciidamada la dagaalanka argagixisada oo 2 haween ah ku xiray Dagoretti

Waaxda dambi baarista dalka ee DCI-da ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in ciidamada booliska gaar ahaan qaybta qaabilsan la dagaalanka argagixisada ee...

DHAGEYSO:Gudoomiyaha aqalka Sare ee Soomaaliya oo ka hadlay Baaqayada ka imaanaya Beesha Caalamka

Gudoomiyaha aqalka Sare e Soomaaliya ayaa sheegay in Baaqyada Beesha Caalamka Hadii dhagaha laga furaysto ay sida uu hadalkiisa u dhigay Caqabado ka imaan...

TOP AUTHORS

1956 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read