Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfm

5994 POSTS0 COMMENTS
http://starfm.co.ke

DHAGEYSO:XUBINTA MURTIDA MAANTA

Soo jeedinta abwaan Cabdinaasir Axmad Barkhadle

Wasiirka caafimaadka oo ku baaqay in carruurta laga tallaalo dabeysha

Iyadoo guud ahaan caalamka maanta laga xusaya maalinta adduunka ee ka dhanka ah cudurka dabeysha ayuu wasiirka wasaaradda caafimaadka ee Kenya Mr. Mutahi Kagwe...

Nin qof kale u dilay 400 oo deyn ah oo lagu xiray Bomet

Ciidamada booliska ee ismaamulka Bomet ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu magacaabo Evans Mutai oo loo haysto inuu xalay tooriyeeyay dariskiisa. Ninkan oo dukaanle ah...

Doorasho madaxtinimo oo maanta ka dhacaysa dalka Uzbekistan

Codbixiyayaasha wadanka Uzbekistan ayaa maanta ka qayb qaadanaya doorasho ay ku soo xulanayaan madaxweyne cusub. Wararka ayaa intaa ku daraya inuusan jirin musharrax mucaarad oo...

DHAGEYSO:Siyaasiyiinta oo looga digay inay bulshada is qabadsiiyaan xilliga ololaha doorashooyinka

Madaxda siyaasadeed iyo musharraxiinta xilal doonka ah ayaa lagu boorriyay inay ka fogadaan wax kasta oo keeni karo kicin dadweyne xilliga lagu guda jiro...

Ku dhawaad 5 milyan oo laga tallaalay COVID19

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa tirada shacabka ee ilaa iyo hadda qaatay daawooyinka tallaalka ka dhanka ah cudurka COVID19 ku sheegtay 4.9 milyan oo...

Xaalad deganaansho ah oo Guriceel laga soo sheegayo saaka

Wararka ayaa sheegaya inay saaka degan tahay xaaladda degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud bartamaha dalka Soomaaliya, halkaasoo shalay ilaa xalay muddo 12 saacadood ka...

Golaha hay’adaha aan dowliga ahayn oo ku baaqay olole siyaasadeed oo nabad ah

Golaha ay ku mideysan yihiin hay’adaha aan dowliga ahayn ee loo yaqaano NGOs ayaa ku boorriyay hoggaamiyeyaasha siyaasadeed inay hormuud ka noqdaan u doodidda...

Sarkaal boolis oo dilay gabadh saaxiibtiisa ah, kaddibna uu bam-gacmeed isku qarxiyay

Sarkaal boolis ah oo ka howl galayay saldhigga booliska ee magaalada Masalani ee ismaamulka Garissa ayaa toorey ku dilay saaxiibtiisa kaddibna iska takhalusay. Sida uu...

TOP AUTHORS

5994 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read