Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfm

1956 POSTS0 COMMENTS
http://starfm.co.ke

David Maraga oo soo jeediyay in xilka laga qaado madaxweynaha dalka

Madaxii cadaaladda dalka ee dhawaan howlgabka noqday Mr. David Maraga ayaa sheegay in la doonayo in xilka laga qaado madaxweynaha wadanka Mr. Uhuru Kenyatta...

In ka badan 7 qof oo ku dhimatay dhul gariir saameeyay Indonesia

Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay dhimashada ugu yaraan 7 qof ka dib markii dhul gariir cabirkiisu lagu sheegay 6.2 uu ku dhuftay jasiiradda...

DHAGEYSO:Degmada Xudur oo 8 sano Shabaab u go’doonsan

Degmada Xudur ee Xarunta gobolka Bakool ayaa waxay go’doonsan tahay ku dhawaad 8 sano waxaana hadal laga soo sheegayaa inay ka jirto Xaalad Binu...

Ururka caalamiga ee garsoorayaasha laantiisa Kenya oo sheegay in aan loo baahneyn in dastuurka la beddelo

Waxaa weli isa soo taraya falcelinta ay khuburrada dhanka sharciga ka bixinayaan qorshaha la doonayo in lagu beddelo qaar ka mid ah qodobbada dastuurka...

IEBC oo iska fogeysay eedeyn uga timid Junet Maxamad

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudada dalka ee IEBC ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedeyn uu u jeediyay xildhibaanka deegaanka bariga Suna...

DHAGEYSO:Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada oo faahfaahiyay dacwadihii la qaaday labadii sano ee la soo dhaafay

Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo hadal ka jeedinyay shirweynaha Sanadlaha ah ee...

Shiinaha oo markii ugu horreysay 8 bilood gudahood ay dad ugu dhinteen COVID-19

Wadanka China ayaa maanta laga soo tabiyay dhimashadii ugu horeysay ee la xiriirta cudurka COVID-19 muddo 8 bilood gudaheed iyadoo wadankan uu dadaal ugu...

Uganda oo ay doorasho ka dhacayso

Waxaa dalka Uganda maanta ka dhacayso doorasho madaxtinimo oo ay ku tartamayaan ilaa 11 musharax.Musharaxiinta waxaa ugu cadcad Robert Kyagulanyi, oo loo yaqaano Bobi...

Madaxa fulinta barta Twitter-ka oo taageeray go’aanka Trump looga xayiray bartaasi

Madaxa fulinta ee barta Twitter-ka Jack Dorsey ayaa sheegay go’aankii madaxweynaha xilka laga qaaday ee Mareykanka cinwaankiisa lagu xayiray uu ahaa mid saxsan.Bartan ayaa...

TOP AUTHORS

1956 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read