Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfm

1956 POSTS0 COMMENTS
http://starfm.co.ke

Ugu yaraan 8 qof oo lagu dilay magaalada Indianapolis

Ugu yaraan siddeed qof ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday xarunta FedEx ee magaalada Indianapolis ee dalka MareykankaSida ay boolisku sheegeen waxaa arrinkan ka...

DHAGEYSO:Hormuud Foundatiom oo cawimaad gaarsiisay dadka dhimirka ka Xanuunsan

Hormuud salaama foundation oo ah Hay’ad ka shaqaysa Caawinta dadka danyarta ee ku nool dalka Soomaaliya ayaa deeq Raashin Ah Gaarsiisay Isbitllka dhimirka Dr...

Ciidanka Xoogga Soomaaliya oo lagu wareejiyay qorshaha howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Generaal Odowaa Yuusuf Raage ayaa ka qeyb-galay Kulan labo maalmood soconayay oo lagu qiimeynayay guulaha laga gaaray howl-galada ka...

Madaxweynaha oo ku dhawaaqay in ay xilal ka bannaan yihiin IEBC

Waxaa la guda galayaa buuxinta xilal dhowr ah oo ka bannaan guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudada dalka ka dib markii madaxweyne Uhuru...

IPOA oo baaritaan ku sameynaysa dil lagu eedeyay booliska Kabete

Maamulka madaxa bannaan ee kormeerka ku sameeya howlaha booliska ee IPOA ayaa billaabay baaritaano ku aaddan dil dhacay oo ciidamada ammaanka ee saldhigga booliska...

DHAGEYSO:Dowladda ismaamulka Mandera oo loogu baaqay in ay miisaaniyad u qoondeyso abaaraha

Hoggaamiyeyaasha haweenka ee dowlad deegaanka Mandera ayaa ka codsaday dowladda ismaamulkaasi in ay u qoondeeyaan lacag dheeraad ah oo loogu talagalay yareynta saameynta abaaraha

Kenya iyo UK oo yeeshay kulankoodii ugu horreeyay ee ku saabsan xayiraadda socdaalka

Waxaa shalay kulankoodii ugu horreeyay yeeshay guddi iskudhafka ah oo kala matalaya dowladaha Kenya iyo boqortooyada Ingiriiska.Guddigan ayaa loo xilsaaray inay ka falceliyaan xaaladaha...

India oo mar kale laga xaqiijiyay in ka badan 200 oo kun oo ah xalaadaha cusub ee corona

Wasaaradda caafimaadka ee dalka India ayaa mar kale sheegtay in 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay ay diiwaan gelisay 217,353 oo ah xaaladaha cusub ee...

TOP AUTHORS

1956 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read