DHAGEYSO:2 qof oo ku dhintay rabshado saameeyay Rongai

0
608

Waxaa la xaqiijiyay in labo qof ay dhinteen halka dhowr kalena la dhaawacay ka dib dibadbaxyo rabshadeysan oo shalay ka dhacay degmada Rongai ee ismaamulka Kajiado.
Shacabka ayaa sheegay in ay jireen dad boob u gaystay xarumaha ganacsiga.
Ciidamada ammaanka ayaa wado baaritaano dheeraad ah oo dhacdooyinkaasi la xiriira .
Qaar ka mid ah dadweynaha ku nool Rongai ayaa dareenkooda la wadaagay warbaahinta.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here