DHAGEYSO:Wakiilka haweenka ee Busia oo baaq u dirtay xildhibaannada

0
219

Wakiilka haweenka ee ismaamulka Busia Catherine Nakhabi Omanyo ayaa xildhibaannada baarlamaanka ugu baaqday in aynan ansixin hindise sharciyeedka maaliyadda ee sanadkan ee Finance Bill 2024.
Waxay sheegtay in qorshaha ay dowladdu ku raadinaysa maaliyad dheeraad ah inuu culeysyo saaraya shacabka.
Waxay hoosta ka xarriiqday in aynan codkeeda ku taageeri doonin meel marinta hindisahan.
Dadweynaha ayay ku boorrisay in ay si dhow ula socdaan mowqifka ay xildhibaanadooda ka qaadanayaan arrinkan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here