DHAGEYSO:Aqalka sare oo yeelanaya kal-fadhi gaar ah oo ku saabsan hindise sharciyeedka maaliyadda

0
285

Waxaa uu aqalka sare ee dalka maanta yeelanayaa kal-fadhi gaar ah oo ay senatarrada ku eegayaan hindise sharciyeedka maaliyadda ee Finance Bill 2024.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo 13-ka bishan Lixaad baarlamaanka lala wadaagin doono warbixinta miisaaniyad sanadeedka 2024/2025-ka.
Qaar ka mid ah kenyaanka ayaa ka soo horjeestay hindise sharciyeedka maaliyadda ee sanadkan.
Waxyaabaha ay cabashada ka muujinayaan waxaa ka mid ah in la kordhinaya canshuurta dakhliga rootiga oo ay kenyaan badan isticmaalaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here