Ruushka oo in ka badan 4 qof ku dilay Ukraine

0
187

Ugu yaraan 4 qof ayaa lagu dilay weerar ay ciidamada Ruushka ka gaysteen magaalada Bari ee dalka Ukraine ee Kharkiv.
Waxaa sidatan sheegay guddoomiyaha gobolkaasi ,Oleg Sinegubov.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here