Israa’iil oo ka carootay in dalal dhowr ah ay aqoonsanayaan dowladnimada Falastiin

0
292

Waxaa lagu soo warramayaa in mas’uuliyiinta Israa’iil ay si caro leh uga falceliyeen go’aanka ka soo baxay dalalka Spain, Ireland iyo Norway ee ah in ay aqoonsan doonaan qarannimada Falastiin.
Israa’iil ayaa wacad ku martay in ay sii wadi doonto duqeymaha ka socdo Qaza.
Waxay intaasi ku dartay in Daanta Galbeed ee la haysto ay ka sameyn doonto deegaamayn dheeraad ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here