DHAGEYSO:Qalliin indho-fiiq oo bilaash ah oo laga billaabay Wajeer

0
59

Waxaa deegaanka Galbeedka ismaamulka Wajeer laga billaabay qalliin indho-fiiq oo si lacag la’aan ah loo fulinaya.
Barnaamijkan ayaa muddo afar cishe ah lagu bartilmaameedsanaya ilaa 300 oo qof oo qabo xanuunno dhanka indhaha ah waxaana meelaha laga fulinaya ka mid ah ismaamullada xoolo dhaqatada sida Wajeer, Turkana iyo Marsabit.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here