DHAGEYSO:Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay kal-fadhiga 78-aad QM

0
217

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa khudbad ka jeediyay kal-fadhiga 78-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay ee magaalada New York.
Afhayeenka xukuumadda dalka Soomaaliya Farxaan Maxamad Jimcaale ayaa ka warramay arrimaha ugu waaweynaa iyo nuxurka khudbadda ra’iisul wasaare Xamse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here