DHAGEYSO:Muslimiinta oo laga codsaday inay ka qayb qaataan dhismaha masjidka Raxma ee IFO

0
140

Culimada xerada qaxootiga ee IFO ayaa bulshada muslimiinta ah ka codsaday inay ka qayb qaataan dhismaha masaajid laga dhisayo xeradaasi .
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab ka soo diray.

Si dhismaha masjidka aad uga qayb qaadato waxaad guddiga masjidka kala xiriiri kartaa nambarka ah 0725311339

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here