NEMA oo ku baaqday dhaqangelinta xeerka maareynta wasaqda

0
132

Maamulka qaran ee maareynta deegaanka ee NEMA ayaa dhammaan saamileyda kenyaanka ah ee daneeya arrimaha deegaanka ugu baaqay inay ka qayb qaataan dadaallada lagu muujinaya bilicda deegaanka.
NEMA ayaa sidoo kale ku talisay in si buuxda loo dhaqangeliyo xeerarka maareynta nadaafad darrada.
Maamulkan ayaa qof waliba oo muwaadin ah u sheegay inay mas’uuliyad ka saaran tahay xaqiijinta nadaafadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here