KNEC oo shaqaaleysiinaysa macallimiinta maareyn doono imtixaannada KCSE-da

0
267

Golaha imtixaannada qaran ee (KNEC) ayaa billaabay howlgelinta macallimiinta qaabilsanaan doono maareynta imtixaannada qaran ee fasalka afaraad ee dugsiyada sare ee (KCSE) .
Waxaa arrinkan shaaca ka qaaday madaxa fulinta ee KNEC David Njengere.
Waxaa uu xusay in shaqaaleysiintan ay socon doonto ilaa 28-ka bisha Toddobaad ee sanadkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here