DHAGEYSO:Iskuduwaha ammaanka ee Waqooyi bari oo ka hadlay xadka Kenya iyo Soomaaliya ee la furaya

0
256

Iskuduwaha dowladda dhexe ku matalo gobolka Waqooyi Bari John Otieno ayaa bogaadiyay qorshaha lagu furaya xadka ay wadaagaan dalalka Kenya iyo Soomaaliya.
Waxaa uu sheegay in tallaabadan uu dhaqaale badan ka soo geli doono qaranka sidoo kalena lagu soo afjaraya ganacsiga sharci darrada ah.
Waxaa uu ganacsatada ugu baaqay inay sugaan inta si rasmi ah looga furaya xadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here