Dowladda Soomaaliya oo shaacisay magaca horjoogaha lagu dhaawacay duqeyn ka dhacday degmada Jilib

0
291

War-saxafadeed ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in mid ka mid ah horjoogayaasha kooxda Al-Shabaab lagu dhaawacay howlgal wadajir ah oo degmada Jilib ay ka fuliyeen ciidanka dowladda Soomaaliya iyo saaxiibbada caalamiga ah.
Hoos ka akhriso war-saxafadeedka oo dhameystiran:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here