DHAGEYSO:Dubat Cali camey oo shacabka waqooyi bari ugu baaqay inay abuur sameeyaan

0
222

Guddoomiyaha golaha suuq-geynta xoolaha nool ee dalka sidoo kalena ka mid ah waxgaradka ismaamulka Garissa Dubat Cali Camey ayaa shacabka ku nool gobolka waqooyi bari kula taliyey inay ka faa’iidaystaan roobabka da’ay oo ay dalag ku beeraan dhul-beereedka baaxadda leh.
Sidoo kale waxaa uu bulshada ka codsaday inay nabad galyada ku dadaasho.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here