Madaxweynaha oo sheegay in la dhameystiraya mashaariicda waddooyinka

0
353

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa sheegay in dowladda dhexe ay dardargelin doonto dhameystirka mashaariicda dhanka waddooyinka ee hadda gacanta lagu haya.
Waxaa uu xusay in qorshahan uu yahay mid laga fulinaya guud ahaan wadanka.
Ruto ayaa sheegay in waddooyinka oo ay tayadoodu wanaagsan tahay ay qayb wayn ka qaadan karaan kobaca dhaqaale.
Arrintan ayuu madaxweynaha ka sheegay ismaamulka Migori halkaasi oo uu ku soo gabagabeeyay socdaal qaatay saddex cishe oo uu ku joogay gobolka Nyanza.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here