DHAGEYSO:Wasiirka difaaca oo ka hadlay ciladda korontada Garissa

0
319

Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga ee dalka Aadan Barre Ducaale ayaa maamulka shirkadda korontada wadanka ee KPLC laanteeda ismaamulka Garissa u qabtay muddo hal toddobaad ah oo ay ku xallinayaan caqabadda dhanka adeegga korontada.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in iyadoo Garissa lagu xiray keydka qaran ee korontada aanan marnaba loo dulqaadan karin in shacabka ay mugdi ku jiraan.
Wasiirka ayaa dhanka kale dowladda ismaamulka Garissa ka codsaday inay xoojiso adeegga korontada ee habeenkii waddooyinka iftiimiya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here