DHAGEYSO:Ismaamulka Wajeer oo si nabad ah ardayda ugu fadhiisteen imtixaannada qaran

0
192

Iyadoo guud ahaan dalka maanta laga billaabay imtixaannada shahaadiga ah ee dugsiyada hoose dhexe ayaa guddoomiyaha ammaanka ee ismamaulka Wajeer warbaahinta Star u xaqiijiyay in imtixaannada ay si nabad ah ku billowdeen.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa faahfaahinaya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here