DHAGEYSO:Guddoomiyaha Nairobi oo baaq u diray wadayaasha mootooyinka

0
348

Barasaabka ismaamulka Nairobi Johnson Sakaja ayaa wadayaasha mootooyinka ugu baaqay inay u hoggaansamaan xeerarka gaadiidka oo ay ka waantoobaan meelaha aan la oggoleyn ee ay adeegsadaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here