DHAGEYSO:Guddoomiyaha Mombasa iyo xildhibaanka Nyali oo ku heshiiyay u adeegidda shacabka

0
219

Barasaabka ismaamulka Mombasa Cabdulswamad Shariif Naasir oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ee ODM iyo mudanaha deegaan baarlamaaneedka Nyali ee ismaamulkaasi Maxamad Cali oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga madaxweynaha ee UDA ayaa ku heshiiyay inay dhinac iskaga dhigaan kala duwanaanshahooda siyaasadeed oo ay ka wada shaqeeyaan arrimaha horumarka.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here