Xildhibaannada oo uu berri tababar u billaabanaya

0
160

Mudanayaasha baarlamaanka ayaa laga billaabo berri ilaa 24-ka bishan waxay qaadan doonaan tababar ku saabsan waajibaadkooda shaqo.
Tababarka ayaa lagu qaban doonaa maqaaxida Safari park ee Nairobi.
Xildhibaannada ayaa la fahansiin doonaa hab-raacyada iyo howlaha baarlamaanka.
Waxaa si gaar ah loogu bartilmaameedsan doonaa siyaasiyiinta ku cusub baarlamaanka si ay ugu fududaato gudbinta hindise sharciyeedyada iyo farriimaha shakhsiyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here