DHAGEYSO:Taliyaha Ciidanka dhulka Soomaaliya oo kormeeray fariisimaha ciidanka ee gobolka Gedo

0
773

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Maxamed Tahliil Biixi oo kormeer ku sameeyey fariisimaha Ciidamada Xoogga ee duleedka degmada Beled-xaawo ayaa mar kale dowladda Jabuuti ku eedeeyay inaysan ka run ka sheegin xaqiiqada ka jirta Xaduudka u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Kenya isagoo sidoo kale dowladda Kenya ku eedeeyey inay hayso Jabhad uu sheegay inay soo weerrarto gobolka Gedo iyo degmada BeledXaawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here