Maxay midowga musharaxiinta Soomaaliya ka yiraahdeeen dilkii Ikraan Tahlil

0
521

Midowga Musharaxiinta ee dalka Soomaaliya ayaa ka dalbaday Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Fedaraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xussein Rooble inuu qaado tallaabooyin ay ka mid yihiin in hey’adda NISA loo magacaabo hoggaan kalsoonida shacabka hanan kara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here