Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

Arday quful dartii mindi madaxa looga dhuftay

Arday dhigta fasalka seddexaad ee dugsiga sare ee Wahundura ee ku yaala ismaamulka Murang’a ayaa la dhigay isbitaalka qaran ee Kenyatta ka dib markii...

Xisbiga Jubilee oo u hambalyeeyay Biden

Xisbiga talada dalka haya ee Jubilee ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa rasmiga ee Twittarka waxaa uu fariin hambalyo ah u diray madaxweynaha cusub...

Xildhibaanka Tiaty oo la xiray

Waxaa xabsiga loo taxaabay mudanaha laga soo doortay deegaanka Tiaty ee ismaamulka Baringo William Kamket oo lala xiriiriyay dhibaatooyin dhanka amniga ah oo dhawaan...

Xubnaha Beesha Caalamka iyo kuwa Soomaaliya oo isku raacay inay Dhaco doorasho la isla ogol yahay

Wararka ka soo baxaya Kulamo Saacadihii la soo dhaafay ay yeesheen Madaxda Soomaaliya iyo Xubnaha Beesha Caalamka ayaa waxay sheegayaan in la isla qaatay...

Soomaaliya iyo QM oo arimo dhowr ah ku wada hadlay

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirasaaq Maxamuud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa kulan wax ku ool lagu...

Puntland oo Mamnuucday Lacagaha Magaalooyinka oo kala Gudbiyo

Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Goboleedka Puntland Amar kasoo baxay ayaa waxaa lagu joojiyay lacagaha Shilin Soomaaliga ah ee loo kala Safriyo Gobolada Maamulkaasi Puntland.Qoraal kasoo...

Saraakiil iyo Askar loo Xiray Dilkii Gudoomiyihii Hodan

Iyada oo xalay Saqdii dhexe lagu dilay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska Aadan-Cadde ee degmada Howl-wadaag Guddoomiyihii degmada Hodan Cabdi Karim Dhagajuun ayaa waxaa...

DHAGEYSO:Wariyaal lagu xiray Dhuusamareeb

Xalay fiidkii ayaa xabsiga la dhigay laba ka mid ah weriyaasha ka hawl gala magaalada dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.Wariyaasha la xiray oo kala ah...

IEBC oo shacabka ugu baaqday in ay hubiyaan in saxiixyadooda rasmiga la soo gudbiyay

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudada dalka ee IEBC ayaa shacabka ku boorriyay in saxiixyada la soo uruuriyay ee ku saabsan BBI ay...

DHAGEYSO:Wasiirka amniga Soomaaliya oo shacabka baaq u diray

Wasiirka Wasaarada amniga Xukuumada Fedraalka Soomaaliya Xasan xundubey Jimcaale ayaa bulshada ugu baaqay inay ka feejignaado bacaha qashinka ee la dhigo hareeraha waddada.Wasiirka ayaa...

Most Popular

Recent Comments