Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

DHAGEYSO:Ganacsatada ku hanti waayay suuq Mugdi oo dareenkooda muujiyay

Ka dib markii xalay uu dab xooggan baabi’iyay suuqa wayn ee bartamaha magaalada Garissa ee loo yaqaano suuq Mugdi ayaa waxaa uu khasaare baaxad...

DHAGEYSO:Shacabka Muqdisho oo ka ka ra’yi dhiibtay heshiisyo ay wada gareen Soomaaliya iyo Imaaraadka

Dowladaha Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa saxiixday heshiisyo dhowr ah. Waxaa heshiisyadan goobjoog u ahaa madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggisa Isutagga...

Jarmalka oo weerar ku tilmaamay shidaalka uu ka jartay Ruushka

Wasiirka dhaqaalaha ee dowladda Jarmalka Robert Habeck ayaa weerar dhaqaale ku tilmaamay tallaabada ay dowladda Ruushka ku joojisay shidaalkii ay halkaasi uu iib geyn...

DHAGEYSO:Hoggaamiyaasha muslimiinta oo taageeray Raila iyo Karua

Qaar ka mid ah hoggaamiyaasha muslimiinta ee dalka oo isugu jiro siyaasiyiin, aqoonyahaanno iyo culimo ayaa taageero u muujiyay musharraxa madaxweyne ee Azimio Raila...

DHAGEYSO:Cabdi Billow:Dabkii xalay ka kacay suuq Mugdi waxaa ku burburay hanti lagu qiyaasay ku dhawaad hal bilyan oo shilin

Dabkii xalay ka kacay suuqa wayn ee suuq Mugdi ee magaalada Garissa ayaa waxaa ku burburay hanti lagu qiyaasay ku dhawaad hal bilyan oo...

Igathe oo soo jeediyay in musuqmaasuqa loo aqoonsado xaalad degdeg ah

Musharraxa xilka barasaabnimo ee ismaamulka Nairobi Polycarp Igathe oo ka tirsan isbeheysiga Azimio la Umoja-One Kenya , ayaa ku talinaya in falalka musuqmaasuqa ee...

Barasaabka Garissa oo sheegay in la caawin doono ganacsatada ay hantida ka gubatay

Barasaabka ismaamulka Garissa Cali Bunow Qorone ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa rasmiga ee Facebook-ga ku sheegay inuu aad uga xun yahay burburka hantiyadeed...

Bangiga adduunka oo ansaxiyay 143 milyan oo doolar oo loogu talagalay dadka abaaruhu saameeyeen ee Soomaaliya

Bangiga Adduunka ayaa ansaxiyay 143 milyan oo doolar oo loogu talagalay si loogu caawiyo dadka nugul ee Soomaaliyeed si ay uga gudbaan xaaladaha abaarta...

Most Popular

Recent Comments