Ku xigeenka madaxweynaha dalka Rigathi Gachagua ayaa sheegay in dowladda dhexe ay xaqiijin doonto in muwaadin kasta uu bixiyo canshuurta iyadoo la raacaya xeerarka...
Guddoomiyaha guddiga qaran ee isdhexgalka iyo mideynta shacabka ee NCIC Samuel Kobia ayaa madaxa isbeheysiga mucaaradka ee Azimio la Umoja- One Kenya Raila Odinga...
Dowladda Iiraan ayaa Israa’iil ku eedeysay inay ka dambeysay weerar isbuucii hore loo adeegsaday diyaarad aan duuliye lahayn oo lala eegtay warshadda militariga ee...
Wasiirka arrimaha gudaha ee jamhuuriyadda Somaliland Maxamad Kaahin Axmad ayaa sheegay in magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ay soo galeen ururro laga shakisan yahay,...
Hay’adda caalamiga ee daahfurnaanta ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in Kenya ay qiimeynta heerka musuqmaasuqa ee sanadkii hore ay ka gashay nambarka...
Warbixin uu maanta soo saaray machadka qaran ee cudurka kansarka ayaa lagu sheegay in nooca kansarka ee saameeya dhuunta uu yahay midka loogu dhimashada...
Recent Comments