Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

DHAGEYSO:Samiya Xasan oo loo dhaariyay xilka madaxweynaha Tanzania

Mama Saamiya Suluhu Xasan oo madaxweyne ku xigeenka Tanzania ahayd tan iyo sanadki 2015-kii, ayaa maanta loo dhaariyay xilka madaxweynaha ee dalkaas.Jagadan ayay la...

DHAGEYSO:Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo sheegay inay muhiim tahay in loo midoobo xaaladda dalka Soomaaliya

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmad Maxamad Islaam oo ka qeyb galay shirka madasha loogu magac daray Badbaadada Qaranka oo ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa arrimaha...

Dableey in ka badan 13 boolis ah ku dhishay Mexico

Ugu yaraan 13 sarkaal oo boolis ah ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dhinteen weerar gaadmo ah oo ay rag hubeysan ka gaysteen...

Waaxda dacwad oogidda oo amartay in la baaro dilka haweeney ka tirsanayd guddiga NLC

Agaasimaha waaxda dacwad soo oogidda dalka Mr. Nuurdiin Xaaji ayaa amar ku bixiyay in abaanduulaha guud ee ciidamada booliska Mr. Hillary Mutyambai uu baaritaano...

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay dhageysiga maxkamadda ee shalay

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya Suleymaan Maxamad Maxamuud ayaa ka warbixiyay gunaanadka dhageysiga dacwadda badda ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya ee Maxkamadda...

Wasiirkii maaliyadda ee Mandera oo geeriyooday

Barasaabka ismaamulka Mandera Cali Ibraahim Roba ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa rasmiga ee Facebook-ga kaga tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee...

Baarlamaanka dalka oo ansaxiyay 83 bilyan oo miisaaniyad dheeraad ah

Xildhibaanada golaha qaran ee xeer dejinta ayaa ansaxiyay miisaaniyad dheeraad oo dhan 83 bilyan oo shilin oo lagu wado in la adeegsado miisaaniyad sanadkeedkan.Tani...

Most Popular

Recent Comments