Waxaa weli isa soo taraya falcelinta ay khuburrada dhanka sharciga ka bixinayaan qorshaha la doonayo in lagu beddelo qaar ka mid ah qodobbada dastuurka...
Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudada dalka ee IEBC ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedeyn uu u jeediyay xildhibaanka deegaanka bariga Suna...
Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo hadal ka jeedinyay shirweynaha Sanadlaha ah ee...
Wadanka China ayaa maanta laga soo tabiyay dhimashadii ugu horeysay ee la xiriirta cudurka COVID-19 muddo 8 bilood gudaheed iyadoo wadankan uu dadaal ugu...
Waxaa dalka Uganda maanta ka dhacayso doorasho madaxtinimo oo ay ku tartamayaan ilaa 11 musharax.Musharaxiinta waxaa ugu cadcad Robert Kyagulanyi, oo loo yaqaano Bobi...
Madaxa fulinta ee barta Twitter-ka Jack Dorsey ayaa sheegay go’aankii madaxweynaha xilka laga qaaday ee Mareykanka cinwaankiisa lagu xayiray uu ahaa mid saxsan.Bartan ayaa...
Recent Comments