Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

SAWIRO:Wararkii ugu dambeeyay shirka RW Rooble & midowga musharixiinta oo haatan socda

Waxaa haatan ka socda Huteelka Decale oo ku yaal Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho shir u dhaxeeya Ra’iisul Wasaaraha xilka siihaya ee Maxamad...

Milatarigii Soomaaliya oo gacanta ku dhigay Rag Shabab ah

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab waxaay ka sameeyeen Deegaano hoos-yimaada Deegaanka Awdiinle ee Gobalka BaaSaraakiisha howlgalka hoggaamineysay ayaa sheegay...

DHAGEYSO:Shacabka Gobolka Shabeelada dhexe oo ka Cabsi qabo fatahaadaha wabiga

Gobolka shabeelada dhexe oo Sanadkasta ay Saameeyaan fatahaadaha wabiga ayaa shacabka ku nool waxay ka cabsi qabaan in Beerashadu ku adkaato maadaama meelihii wabigu...

Puntland oo Ciidamo fara badan ku daadisay Magaalooyinka waa weyn

Wasaarada Amniga Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta waxay Ciidamo farabadan ku daadisay wadooyinka waaweyn ee Magalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari.Ciidamada oo qaarkood wata...

DHAGEYSO:C/wali gaas oo ka hadlay Banaanbaxa ay mucaaradka Soomaaliya ku baaqeen

C/wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland oo ka hadlayay xaalada dalka Soomaaliy gaar ahaan banaanbaxyada ay Mucaaradku ku baaqeen ayaa sheegay...

Biden oo laalay xayiraadihii Trump ee kaarka Green card-ka loo yaqaano

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa wareegto uu soo saaray ku laalay xayiraadii ku aadaneyd kaarka green card-ka ee uu soo rogay madaxweynihii isaga...

India iyo Pakistan oo xabad joojin ku heshiiyay

Milatariga dowladaha Pakistan iyo India ayaa ku heshiiyay xabad joojin dhab ah oo ka dhaqan gasha gobolka lagu muransan yahay ee Kashmiir.Labada dhinac ayaa...

In ka badan 16 qof oo ku dhintay weerar ka dhacay Nigeria

Weerar ay kooxda Boko Haram ka geysatay waqooyiga dalka Nigeria ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 16 qof oo ay ku jiraan carruur kubad...

Xoghayaha COTU oo sheegay in Ruto uunan dalka hoggaamin doonin

Xoghayaha guud ee daladda ururrada shaqaalaha ee COTU Francis Atwoli ayaa sheegay in uunan ogeyn cida talada dalka la wareegaysa sanadka 2022-ka hasa ahaate...

Most Popular

Recent Comments