Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

Rw Rooble oo ka hadlay dilka Ikraan Tahliil

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay warbixintii hay'adda NISA ee tibaaxaysay in Ikraan Tahliil ay dileen ururka Al-Shabaab. Waxa uu sheegay in...

Jimmy Wanjigi oo sheegay inuusan aqbaleynin isreebreeb aan xalaal ahayn

Ganacsadaha caanka ah Jimmy Wanjigi ayaa ku andacoonaya inuu jiro qorsha ay maleegayaan xisbiga ODM oo ay ku sameynayaan isreebreeb xilka madaxtinimada oo qarsoodi...

Madaxweynaha Mareykanka oo amray in dib u eegis lagu sameeyo galka baarista weerarradii September 11

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa saxiixay islamarkaana amaray hay’adda FBI-da in ay kala shaandeyso dukumentiyada la xiriira weeraradii argagixiso ee dhacay 11-kii September...

Mw Somaliland oo aqbalay is casilaadda Baashe Cawil, magacaabisna sameeyay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqday ee Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa aqbalay Is-casilaad uu u soo gudbiyey Wasiirkii ku-xigeenkii Wasaaradda Arrimaha Dibbada...

Raila odinga oo sheegay inuu sameyn doono isbaheysi ballaaran

Hoggaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga ayaa sheegay inuu samaynayo isbahaysi sal ballaaran oo mideyn doona Kenyaanka, islamarkaana ka caawin doona dalka inuu horumar gaaro. Mr...

Afhayeen cusub oo loo magacaabay maamulka gobolka Hiiraan

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Jeyte Cismaan ayaa Afhayeen cusub u magacaabay Maamulka Gobolkaas, kadib markii uu xilka iska Casilay...

Baaritaan lagu haayo eedeysanayaal lagu qabtay lacago been abuur ah

Waaxda dambi baarista dalka ee DCI-da ayaa xaafadda Kileleshwa ee magaalada Nairobi ku qabtay saddex eedeysanayaal oo la rumeysan yahay in ay qayb ka...

DHAGEYSO:Xaaladda amni ee Laikipia oo maanta laga shirayo iyo go’aan laga soo saari doono

Golaha qaran ee ka tala bixiya arrimaha ammaanka ee (NSAC) ayaa lagu wadaa inay maanta kulan yeeshaan si ay u eegaan xaaladda amni ee...

DHAGEYSO:XUBINTA MURTIDA MAANTA

Soo jeedinta abwaan Cabdinaasir Axmad Barkhadle

Most Popular

Recent Comments