Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

DHAGEYSO:Dowladda Itoobiya oo mar kale billowday inay weerarto Tigray

Weerarrada ay gaysanayaan diyaaradaha dagaalka ee dowladda Itoobiya ayaa mar kale ka billowday gobalka waqooyi ee Tigray sida uu ku soo warramayo Siyaad Bashuuc...

DHAGEYSO:Gawaari xamuul siday oo muddo ku xayiran waddada u dhexeysa Jowahr iyo balcad

Wararka ka imaanaya gobolka shabeellada dhexe ayaa sheegaya in gaadiid fara badan oo alaabo kala duwan u waday gobollada dalka Soomaaliya ayaa dhowr cisho...

DHAGEYSO:Wasiirka shaqaalaha oo shacabka Baringo ugu baaqay inay is diiwaangeliyaan

Wasiirka wasaaradda shaqaalaha ee dalka Simon Chelugui ayaa dadweynaha ku nool ismaamulka Baringo ku boorriyay inay isu diiwaangeliyaan codeynta guud ee sanadka 2022-ka. Waxaa uu...

DHAGEYSO:Samburu oo lagu xiray 40 qof oo aan ilaalin tallaabooyinka ka dhanka ah COVID19

Saraakiisha ammaanka ee ismaamulka Samburu ayaa xalay xiray 40 qof oo lagu eedeyay in aynan u hoggaansamin xeerarka lagu xakameynayo faafitaanka cudurka COVID19. Tani ayaa...

Qarax khasaare gaystay oo ka dhacay Kampala

Qarax laga soo tabiyay caasimadda dalka Uganda ee Kampala ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay hal qof iyadoo shan kale ay dhaawacmeen. Madaxweynaha wadankaasi Yoweri...

Muturi: Kama tanaasulayo tartanka madaxweynenimo ee 2022-ka

Guddoomiyaha golaha qaran ee xeer dejinta Justin Muturi ayaa sheegay inuu ka sii mid ahaan doono tartanka loogu jiro xilka madaxtinimada ee dalka ilaa...

Dib u eegis lagu sameeyay xeerarka COVID19 ee goobaha cibaadada

Gole-diimeedka isku dhafka ah ee dalka ayaa isbeddello ku sameeyay tallaabooyinka lagu xakameynaya faafidda caabuqa corona ee goobaha cibaadada. Go’aankan ayaa yimid ka dib markii...

DHAGEYSO:Dagaaal maanta markale ka dhacay Guriceel

Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay dagaalka Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud bartamaha Soomaaliya, halkaasoo ay maalinkii labaad ku dagaalamayaan Ciidanka dowladda iyo kuwa...

DHAGEYSO:Maamulka Guriceel oo sheegay inuu la wareegay gacan ku haynta magaaladaasi

Guddoomiyaha degmada Guriceel Faarax Cabdi Macalin oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Star ayaa sheegay inay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta degmadaasi...

Most Popular

Recent Comments