Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

DHAGEYSO:Bungoma oo lagu xiray 4 qof oo loo haysto xatooyada lo’da

Ciidamada booliska ee ismaamulka Bungoma ayaa gacanta ku dhigay afar eedeysanayaal oo lagu tuhmayo dhaca loo gaysto xoolaha .Saraakiisha ayaa dadweynaha uga digay in...

Laamaha ammaanka oo raadinaya saddex qof oo lagu tuhunsan yahay dilal dhacay

Saraakiisha booliska ee dalka ayaa guda galay howlgallo ka dhan ah saddex eedeysanayaal oo la rumeysan yahay in ay ka dambeeyeen dilal loo gaystay...

DHAGEYSO:Hindise sharciyeedka BBI oo laga ansaxiyay Kericho iyo Wajeer

Wakiillada golayaasha hoose ee ismaamullada Wajeer iyo Kericho ayaa maanta codkooda ku taageeray hindise sharciyeedka BBI .Tani ayaa tirada guud ee ismaamullada laga ansaxiyay...

Dowladda oo in ka badan hal bilyan ku taageereysa dhallinyarada

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa maanta shaaciyay in maamulka talada wadanka haya ee Jubilee uu dhaqaalaha da’yarta ku taageeri doono lacag dhan 1.3...

DHAGEYSO:Wakiillada Garissa oo ka hadlay sababta ay u ansaxiyeen BBI

Wakiillada golaha hoose ee ismaamulka Garissa oo shalay si aqlabiyad leh u ansaxiyay hindise sharciyeedka BBI ayaa sheegay in go’aanka ay qaateen ay ku...

Madaxweynaha dalka oo sheegay in Kenya ay ka shaqeyn doonto amniga Afrika

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa mar kale carrabka ku dhuftay in dowladda Kenya ay xubinimadeeda golaha ammaanka ee qaramada midoobay kaga faa’iidaysan doonto...

Niger oo madaxweyne cusub yeelatay

Guddiga doorashooyinka ee dalka Niger ayaa ku dhawaaqay in musharaxii xisbiga talada hayay ee wadankaas Maxamad Bazoum loo doortay madaxweyne.Waxaa uu Bazoum helay boqolkiiba...

Senatarka Murang’a oo ka hadlay ansaxinta BBI ee ismaamullada

Senatarka laga soo doortay ismaamulka Murang’a ee gobolka bartamaha dalka Mr. Irungu Kang’ata ayaa sheegay in hindise sharciyeedka BBI ee laga ansaxiyay 38 ka...

DHAGEYSO:Mas’uuliyiin dowladda ka tirsan oo ku baaqay in loo gurmado shacabka ku nool deegaanka Yaaqbari weyne

Senatar Naciima Ibraahim Yuusuf oo ka tirsan Xubnaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqday in gurmad amni iyo mid nololeedba lala gaaro...

Most Popular

Recent Comments