Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

Midowga wariyaasha ee KUJ oo doonaya in suxufiyiinta lagu daro dadka ka faa’iidaysanaya talaalka COVID-19

Midowga wariyaasha dalka ee KUJ ayaa doonaya in xubnaha ka tirsan la tixgeliyo marka la eego shakhsiyaadka ugu horreeya ee la siinaya talaalka ka...

Ilhaan Cumar oo doonaysa in dhaxal sugaha Sacuudiga lagula xisaabtamo dilkii Khashoggi’

Ilhaan Cumar oo ka mid ah siyaasiyiinta Maraykanka ayaa soo saartay hindise sharciyeed ay ku doonayso in dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudi Carabiya Maxamad Bin...

Hindisaha BBI oo berri baarlamaanka la hor geynaya

Guddoomiyaha baarlamaanka dalka Mr. Justin Muturi ayaa amray in hindise sharciyeedka BBI ee laga ansaxiyay in badan oo ka mid ah ismaamullada wadanka berri...

Talaalka COVID-19 oo dalka la keenay

Waxaa abaare saqdii dhexe ee xalay gagida caalamiga ee diyaaradaha ee JKIA ee magaalada Nairobi laga soo dejiyay qaybtii ugu horreysay ee talaalka lagula...

Dowladda Soomaaliya oo xayiraado hor leh soo rogtay

Xukuumadda xil-gaarsiinta ee Soomaaliya ayaa soo saartay amarro la xariira cudurka Coronavirus, waxaana hakad la geliyey muddo laba toddobaad ah goobaha waxbarashada dalka, sida...

Twitter oo tallaabo ka qaadaysa shakhsiyaadka ka been sheega COVID-19

Shirkadda Twittar oo ka mid ah baraha bulshada ee lagu wada xiriiro ayaa sheegtay in ay xannibi doonto akoonnada dadka faafiya waxyaabaha aan saxda...

Wadahadallo laga bilaabayo Myanmar

Ururka ay bahoobeen wadamada ku yaalla koonfuur bari ee qaaradda Aasiya ee magacoodu loo soo gaabiyo ASEAN ayaa isku diyaarinayaa in wadahadallo wax tar...

Duqaymaha maamulkii Trump ka fuliyay Soomaaliya oo la shaaciyay

Hay’ad fadhigeedu yahay dalka Biritan oo diiwaangelisa dadka rayidka ah ee ku waxyeellooba colaadaha laguna magacaabo Airwars ayaa sheegtay in weerarrada uu Maraykanku qaaday...

Most Popular

Recent Comments