Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

SAWIRRO:Madaxweynaha dalka oo gaaray DRC Congo

Madaxweynaha dalka Mr Uhuru Kenyatta ayaa booqasho 3 maalmood ah ku tagay magaalada Kinshasa ee Jamhuuriyadda dimuqraadiga ah ee Congo.Mr Kenyatta ayaa casuumaad ka...

Beesha Hawiye oo shaacisay in aysan MD Farmaajo u aqoonsaneyn madaxweyne

Kulan maanta ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee beesha Hawiye ayay si weyn uga soo horjeesteen Muddo kordhinta...

DHAGEYSO:DCI-da oo beenisay in ciidamada ay hubkooda ka kireeyaan burcadda

Agaasinka dambi baarista dalka ee DCI-da ayaa iska fogeysay warbixin uu dhawaan soo bandhigay telefishinka maxaliga ee Cetizen.Agaasimaha guud ee DCI-da, Mr. George Kinoti,...

Wiilka Idriss Déby oo loo magacaabay hoggaamiya ku meel gaarka ee Chad

Jeneraal Mahamat Idriss Deby oo loo yaqaan Kaka, oo ah wiil uu dhalay madaxweynihii muddada dheer maamulayay Chad Idriss Déby ayaa deg deg loogu...

Madaxweynihii dalka Chad oo dagaal ku dhintay

Madaxweynaha dhawaan dib loo doortay ee dalka Chad Idriss Deby ayaa lagu soo warramaya inuu u dhintey dhaawacyo ka soo gaaray dagaal jiidda hore.Waxaa...

MD Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya islamarkaana uu muddo xileedkiisa dhamaaday Maxamad Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo maalin kahor ku tegay Magaalada Kinshasa ee caasimadda Jamhuuriyadda...

Madasha badbaado qaran oo dalab u dirtay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay

Madasha badbaado qaran oo ay ku midoobeen siyaasiyiinta mucaaradka, Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo madaxda maamulada Puntland iyo Jubaland ayaa fariin u diray golaha ammaanka...

Mas’uul maamulka gobolka Banaadir ka tirsan oo qarax lagu dilay

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya yaa sheegaya in qarax Maanta halkaas ka dhacay lagu dilay Masuul ka tirsanaa Maamulka Gobolka...

DHAGEYSO:Qaar ka mid ah masaakiinta Dadaab oo afur loogu deeqay

Waxaa deeq raashiin oo afur ah la gaarsiiyay qaar ka mid ah dadka danyarta ee ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab sida uu ku...

Most Popular

Recent Comments