Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

DHAGEYSO:Rw Rooble oo ka hadlay dhacdooyinkii Muqdisho ka dhacay

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamad Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu aad uga xunyahay dhibaatadii dhacday ee lagu khalkhal gelinayay Ammaanka iyo Nabadda caasimadda...

Dowladda oo in ka badan 15 milyan oo maro kaneeco ah u qaybinaysa 27 ismaamul

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa gelinkii dambe ee shalay daahfurtay olole 27 ka mid ah ismaamullada dalka oo uu ku badan yahay cudurka duumada...

Midowga musharraxiinta oo cambaareeyay weerarradii lagu qaaday

Midowga Musharixiinta Soomaaliya ayaa war kasoo saaray weerar la sheegay in lagu qaaday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.War-saxaafadeed ay soo saareen Midowga...

Wasaaradda amniga Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaaladii maanta ka dhacay Muqdisho

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay dagaaladii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya, iyadoo ay jirto xaalad kacsanaan ah caawa ka taagan...

Xasan Sh Maxamuud oo ka hadlay weerar lagu soo qaaday hoygiisa

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul uga hadlay weerar galabta ay hoygiisa kusoo qaadeen ciidamo ka amar qaata MD Farmaajo.Xasan...

Ra’iisul wasaraaha India oo sheegay in dalkiisa uu gilgilay corona

Ra’iisul wasaaraha dalka India Narendra Modi ayaa sheegay in cudurka COVID-19 uu saameyn weyn ku yeeshay wadankaas.Waxaa uu maanta oo Axad ah dhammaan shacabka...

Khasaaraha nafeed ee ka dhashay dab ka kacay isbitaal ku yaalla Ciraaq oo kordhay

Waxaa sare u sii kacay khasaaraha nafeed ee ka dhashay dab saameeyay xarun caafimaad oo ku taalla caasimadda wadanka Ciraaq ee Baghdaad.Ilaa iyo hadda...

SAWIRRO:Banaanbax looga soo horjeedo dowladda oo ka socda Magaalada Muqdisho

Banaanbaxa oo ay dhigayeen qaar kamid ah dadka Shacabka ah ayaa waxaa uu ka dhigay Isgoyska Fagax oo kala qeybiya degmooyinka Yaaqshiid iyo Kaaran...

Most Popular

Recent Comments