Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

Cleophas Malala iyo Silvanus Osoro oo isu dhiibay booliska ka dib markii lala xiriiriyay rabshado dhawaan dhacay

Senetarka ismaamulka Kakamega Cleophas Malala iyo xildhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Koonfurta Mugirango ee ismaamulka Kisii Silvanus Osoro ayaa la xiray ka dib...

Wasiirkii hore ee cayaaraha oo maxkamad la soo taagay

Waxaa maanta maxkamadda ismaamulka Kiambu la soo taagay wasiirkii hore ee cayaaraha Rashid Echesa oo toddobaadkii hore laga dhex arkay muuqaal isagoo dharbaxaya mid...

DHAGEYSO:Wasiirka haweenka Soomaaliya oo dumarka Soomaaliyeed hambalyo u dirtay

Wasiirka wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul insaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamad Ibraahim ayaa Hambalyo ku aadan maalinta Caalamiga ah ee haweenka u dirtay...

DHAGEYSO:Maamulka gobolka Banaadir oo diginin u diray dadka aan u hoggaansamin tilmaamaha Covid19

Ayadoo Xaaladaha Cudurka Covid 19 uu si aad ah ugu dhex faafayo bulshada Soomaaliyeed ayaa waxaa Maanta dowladda Soomaaliya Soo saartay go’aamo Cusub oo...

DHAGEYSO:Wafdiga Soomaaliya ku matalayo dacwadda Badda oo maanta Muqdisho ka dhoofay

Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxaa goor dhow ka ambabaxay Guddiga DFS u matalaya dhageysiga kiiska DacwadDa badda ee taalla Maxkamadda Cadaaladda...

Australia oo hakisay xiriirkii militari ee Myanmar

Dowladda Australia ayaa si ku meel gaar ah u joojisay iskaashigii militari ee ay la ahayd Myanmar.Waxaa arrinkan shaacisay wasiirrada arrimaha dibadda ee Australia...

Guddiga NCIC oo haweenka ku ammaanay kaalinta ay ka qaataan nabadda

Guddiga qaran ee isdhexgalka iyo mideynta shacabka ee NCIC ayaa sheegay in haweenka ay door muhiim ah ka qaataan arrimaha nabadgalyada iyo dib u...

Most Popular

Recent Comments