Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

SAWIRRO:Banaanbax looga soo horjeedo dowladda oo ka socda Magaalada Muqdisho

Banaanbaxa oo ay dhigayeen qaar kamid ah dadka Shacabka ah ayaa waxaa uu ka dhigay Isgoyska Fagax oo kala qeybiya degmooyinka Yaaqshiid iyo Kaaran...

Ciidamo milateri oo la wareegay waddooyin ku Yaal magaalada Muqdisho

Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Milateriga dowladda Federaalka oo kasoo baxay furimaha dagaalka deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa Maanta gudaha u...

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in dhaqaale la’aan soo wajahday

Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda xilgaarsiinta ee Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay dhaqaale yari soo wajahday dowladda, ka dib markii Sanadkii hore Beesha Caalamka ay...

DHAGEYSO:Hooyo la il-daran xanuunka Kansarka oo bulshada caawimaad ka codsatay

Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa dhameystiraya

Kenya oo ka mid ah wadamada maanta laga xusaya maalinka duumada adduunka

Dalka Kenya ayaa ka mid ah wadamada maanta looga dabaaldegaya maalinka adduunka ee cudurka duumada ama malaariyada oo sanad kasta la xuso taariikhda marka...

DHAGEYSO:Dadka qabo xanuunada gaarka ah oo lagu boorriyay in ay ka taxadaraan cuntooyinka ay isticmalaan xilliga Ramadaan

Xilliyada soonka waxaa jira isbeddel dhanka cunnada ah tani oo sababta in dadka qaar ay daremaan calool xanuun iyo culeys saameyn ku yeesha qofka...

Booliska Spain oo xiray nin ay ku eedeyeen inuu faafiyay COVID19

Ciidamada booliska ee dalka Spain ayaa gacanta ku dhigay eedeysane 40 sano jir ah oo loo haysto inuu si ula kac ah dad u...

11 Itoobiyaan ah oo loo xiray in ay wadanka si sharci darro ah ku joogaan

Maxkamadda ismaamulka Embu ayaa xukun xabsi oo 6 bilood ah ku riday 11 qof oo dhalasho ahaan ka soo jeedo dalka Itoobiya oo lagu...

Wararkii ugu dambeeyay guddoomiye deegaan oo qarax lagu dilay

Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xoogan oo fiidnimadii xalay ka dhacay gudaha degmada Wanla-weyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose Soomaaliya, kaasi oo geystay...

Most Popular

Recent Comments