Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

DHAGEYSO:Wadayaasha baabuurta xamuulka ee xadka Kenya iyo Uganda oo shaqo joojin sameeyay

Gaadiidleyda xamuulka ee u kala goosha waddamada dariska ah ee Kenya iyo Uganda ayaa ku dhaqaaqay gadood shaqo oo ay uga soo horjeedaan dhibaatooyin...

Xisbullah oo Sacuudiga ku eedeysay argagixisannimo

Xoghayaha guud ee ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan Xasan Nasrallah ayaa boqortooyada Sacuudi Carabiya ku eedeyay argagixisannimo. Waxaa uu sheegaya in xukuumadda Riyaadh ay dalkaasi...

DHAGEYSO:William Ruto oo kenyaanka uga digay inay doortaan musharraxiin loo far fiiqay

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa codbixiyeyaasha wadanka u jeediyay digniin la xiriirta doorashada guud ee sanadkan 2022-ka. Waxaa uu dadweynaha kula taliyay inaynan...

DHAGEYSO:Culimada iyo mas’uuliyiinta Wajeer oo ka shiray ka hor tagga isticmaalka maandooriyaha

Waxaa shalay magaalada Wajeer lagu soo gabagabeeyay kulan u dhexeyay culimaauddiinka iyo mas’uuliyiinta kaasoo diiradda lagu saaray sidii looga wada shaqeyn lahaa caawinta madaarista...

DHAGEYSO:Dugsiyada dalka oo maanta dib loo furaya

Waxaa maanta dib loo furayaa goobaha waxbarashada ee wadanka ka dib fasax ay in muddo ah ku jireen ardayda iyo macallimiinta. Maanta oo Talaado ah...

Faysal Cali Waraabe”Muuse Biixi, haddii doorashada madaxtooyadu wakhtigeed ku dhici waydo habeen qudha madaxweyne sii ahaan maayo”

Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa wuxuu eedeymo dhowr ah u jeediyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Iskeed...

Kenya oo xirtay muwaadin u dhashay Netherlands oo dadka tahriibiya

Laamaha ammaanka ee dalka ayaa gacanta ku dhigay nin u dhashay dalka Netherlands oo looga shakisan yahay in uu madax u yahay urur caalami...

SAWIRRO:Shirka golaha wadatashiga qaran ee Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Waxaa hadda magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ka furmay shirka Golaha Wadaatashiga Qaran oo uu guddoominaya ra’iisul wasaare Maxamad Xuseen Rooble, sida lagu...

Most Popular

Recent Comments