Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

DHAGEYSO:Rw Rooble oo booqday dhallinyaradii ku dhaawacmay qarixii Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamad Xuseen Rooble ayaa booqday dhaawacyada dadkii ku waxyeelloobay qaraxii shalay lala begsaday dhallinyaro loo qorayay Ciidamada kaasoo ka...

Puntland oo sheegtay inay la wareegtay saldhig ay Shabaab weerarrada kasoo abaabuli jireen

Ciidamada difaaca Maamul Goboleedka ee Puntland ayaa sheegay inay la wareegeen taliska Xubnaha Ururka Al-Shabaab ay ka soo abaabuli jireen weerarada ay ka gaysan...

Eedeysane lala xiriirinayo dilka gabadh dhawaan meydkeeda laga helay Mombasa oo maxkamad la soo taagay

Ciidamada booliska ee ismaamulka Mombasa ayaa maxkamadda weydiistay in ay u ogolaato in eedeysane lagu magacaabo Faisa Cali Xasan ay muddo 14 cisho ah...

Cidamada Israil oo xabsiga dhigay 6 qof oo reer falastiin ah

Xiisad yaa laga dareemaya bariga magalada qudus taas oo u dhaxaysa cidamada israil iyo kooxo rayid ah oo ree falastiin ah.Dad gaaraya ilaa lix...

Dumaraka sucuudiga oo loo ogolaan doono maxram la’aan inay xajiyaan

Wasaaradda Xajka iyo Cumrada boqortooyada Sacuudi carabiya ayaa shaaca ka qaaday in haweenka dalkaasi ay isu diiwaangelin karaan xajka sanadkan iyagoo maxram la’aan ah.dumarka...

Dawladdaha Uk iyo Australia oo gaaray heshiis ganacsi oo xor ah

Dawladaha Australia iyo boqortoyada Uk ayaa ku dhawaaqay maanta heshiis ganacsi oo cusub oo ay wada gareen dhinacyadu .Dawalada uk ayaa wada dadaalo ay...

Madaxweyne Qoorqoor oo lagu wado inuu ku dhawaaqo xubnaha guddiga doorashooyinka

Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa dib ugu soo laabtay caasimadda Galmudug ee Dhuusamreeb kaddib safar shaqo oo uu muddo uga maqnaa.Madaxweynaha...

Qiimeyn maskaxeed oo la marsiin doona tuhmanayaal ku eedeysna dilka gabar yar oo 8 sano jir ah ismaamulka Kajiado

Maxkamad ku taala ismaamulka Kajiado ayaa talaadada maanta ah amartay in qiimeyn maskaxeed lagu sameeyo seddex eedeysane oo loo heysto dilka gabar yar oo...

Most Popular

Recent Comments