Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Warbixinno Dheeraad ah

Warbixinno Dheeraad ah

Waa kuma wiilka u dhashay dalka Qatar ee soo jiitay mucaashiqiinta kubadda cagta?

Xafladdii furitaanka koobka adduunka ee dalka Qadar ayaa loo arkaa mid ka mid ah kuwii ugu fiicnaa ee in muddo ah soo mara caalamka. Munaasabadda...

Gabadha yar oo Soomaali Kenyaan oo lagu abaalmaariyay 2 milyin oo shilin ka dib markii ay ku guuleysatay tartan Qur’aan

Tartanka Qur’aanka Kariimka ah, ayaa lagu qabtay magaalada Dubai ee dalka Isu Tagga Imaaraatka Carabta. Waxaa tartankaasi ka qayb galay arday ka kala socota caalamka,...

Wiilka Museveni: Aniga iyo ciidankeyga labo toddoobaad nagu qaadan meyso inaan ku qabsanno Nairobi

Wiilka uu dhalay madaxweynaha dalka Uganda ee muddada dheer xilka hayay, Yoweri Museveni ayaa bartiisa rasmiga ee Twitter-ka ku qoray sida uu uga xun...

Sh Umal iyo wasiir Khadiijo Maxamad Diiriye oo gorodda iskula jira

Waxaa si weyn loo hadal hayaa hadal ka soo baxay Sheekha Soomaaliyeed ee caanka ah Sheekh Maxamad Cabdi Umal oo dhaliilay sarwaal ay horay...

Talooyin horseedi karo in ciribtaada hadii ay dildilaacyo leedhahay aad xal u heshid

Waxaa ciribta dillaacsan ee lugaha ay noqon kartaa xanuun, jir ahaan iyo maskax ahaanba. Dadka xaaladahan la kulma, waxay inta badan ku dadaalaan in ciribtooda...

Haweeney 82 jir ah oo 125 kiilomitir ku orday 24 saac gudahood

Barbara Humbert, oo ah ayeeyo 82 jir ah oo ku nool magaalada Val d’Oise ee dalka Faransiiska, ayaa dhawaan dhigtay rikoor cusub ka dib...

Microsoft oo muddo 27 sano ka dib soo afjartay mid ka mid ah adeegyadeedii intarneetka

Microsoft waxay ugu dambeyn soo afjaraysa adeeggii macaamiisha ee nooca Internet Explorer. Barnaamijka Internet Explorer ayaa la adeegsanayay muddo 27 sano ah. Waxaana adeeggaan ay shirkadda...

Ilmo yar oo la waayay laba sano ka hor oo laga dhex helay jaraanjar hoosteeda iyada oo nool

Ilmo la sheegay in la waayay sanadkii 2019-kii iyadoo 4 sano jir ah ayaa laga helay jaraanjaro alwaax ka sameysan hoosteeda iyada iyo hooyadeed...

DHAGEYSO:Ka qayb qaado dhismaha masjidka Al-Ansaar ee magaalada Bangal

Maamulka masjidka uu dhismaha ku socdo Al-Ansaar ee magaalada Bangal ee ismaamulka Tana River ayaa ka codsanaya muslimiinta inay ka qayb qaataan dhismaha masjidkaasi. Wixii...

Xadgudub: Haween Soomaali oo dambas cunsiiyay gabadh jaariyaad u ahayd

Waxaa saacadihii la soo dhaafay si wayn baraha bulshada ee ay Soomaalida ku wada xiriirto loogu baahiyay muuqaal si bani'aadannimada ka baxsan loogula dhaqmayo...

Gabadh lagu magacaabo Shauna Rae, oo 22 jir ah balse u eg ilmo 8 jir ah

Ka dib markii ay ka badbaaday kansarka maskaxda iyada oo ilmo yar ah, ayaa Shauna Rae' oo 22-sano jir ah hakad galay koriinkeeda iyada...

DHAGEYSO:Dhacdooyinkii bishii 12-aad ee sanadkan

Markanna ku soo dhawaada dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee bishii 12-aad ee sanadkan oo uu soo jeedinaya Cabdirabbi Axmad Khaliif
- Advertisment -

Most Read