Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku xaqiijisay in uu ka tegay kabtankeedii Lionel Messi oo cimrigiisa oo dhan usoo ciyaarayay,...
Ramla Cali oo ah gabadha Soomaaliya ku mataleysay tartanka cayaaraha feerka Olombikada ee Tokyo ayaa looga adkaaday dhibco.
Ramla ayaa waxaa ay is wajaheen gabar...
Xulka qaranka Talyaaniga ayaa ku guuleystay Koobka Euro 2020 iyagoo gool ku laadyo ku garaacay Ingiriiska oo taageereyaashiisii ee soo buux dhaafiyay garoonkooda Wembley.Talyaaniga...
Chelsea ayaa markeedii labaad ku guuleystay koobka Champions League ka dib markii ay si dirqi ah kaga adkaatay kooxda Manchester City, kulankii final-ka ahaa...
Villarreal ayaa ku guuleysatay koobka Europa League kaddib markii ay rigoorayaal 11 iyo 10 leysla gaaray ay ku garaaceen kooxda Man United, kulankii kama...
Kooxda Tottenham oo ka ciyaarta horyaalka kubadda cagta ee Ingiriiska ayaa shaqada ka ceyrisay tababare Jose Mourinho iyada oo kooxdu ku dhawdahay in ay...
Kuuriyada Waqooyi ayaa ku dhawaaqday inay gabi ahaanba isaga baxday ka qayb galka cayaaraha Olympic-kada adduunka ee lagu qabanayo magaalada Tokyo ee dalka Japan...
Saddex sanadood iyo sagaal bilood ka dib Liverpool ayaa lagu garaacay garoonkeeda Anfield kulan horyaalka Premier League ah iyadoo ay guuldarro 1-0 ka soo...
Recent Comments