Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka

Caalamka

In ka badan 54 qof oo ku dhintay dhul go’ saameeyay Filibiin

Waxaa sare u sii kacday tirada dhimashada ee ka dhalatay dhul go’ saameeyay dalka Filibiin. Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay dhimashada 54 ruux. Dhibaatadan ayaa...

In ka badan 37 qof oo ku dhintay dhul go’ saameeyay Filibiin

Ugu yaraan 37 ruux ayaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyay inay ku dhinteen dhul go’ saameeyay Koonfurta dalka Filibiin. Tani ayaa imaanaysa iyadoo ay socdaan...

Natiijada doorashadii ka dhacday Pakistan oo la sugaya

Guddiga doorashooyinka ee dalka Pakistan ayaa weli isku duba ridaya natiijada doorashadii dhawaan halkaasi ka dhacday. Iyadoo saddex cishe codadka la tirinaya ayaa waxaa in...

Maraykanka iyo Ingiriiska oo dilay 17 Xuutiyiin ah

Kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa sheegtay in weerrarro ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada Maraykanka iyo Ingiriiska looga dilay 17 dagaalyahaanno ah. Xubnaha...

Ruushka iyo Ukraine oo maxaabiis is dhaafsaday

Dowladaha Ruushka iyo Ukraine ayaa isdhaafsaday 100 maxaabiis ah oo u kala xirnaa. Tani ayaa timid ka dib markii dowladda isu tagga imaaraadka Carabta ay...

Doorasho guud oo dalka Indonesia ka dhacaysa 14-ka bishan Labaad

Waxaa uu qorshuhu yahay in 14-ka bishan Labaad dadweynaha dalka Indonesia ay ka qayb qaataan doorasho ay ugu codeyn doonaan madaxweyne, madaxweyne ku xigeen...

Israa’iil oo 8 qof ku dishay magaalada Rafah

Weerar ay ciidamada Israa’iil ka gaysteen magaalada Rafah ee Koonfurta dalka Falastiin ayaa waxaa ku dhintay 8 ruux. Dhanka kale Xoghayaha guud ee qaramada midoobay...

Malaysia oo sheegtay in la soo helay qayb ka mid ah lacagta dowladda ee la dhacay

Dowladda dalka Malaysia ayaa shaacisay in 13-kii bilood ee ugu dambeeyay dib loo soo celiyay $5 milyan oo doolar oo qayb ka ahayd lacago...

Kuuriyada Waqooyi oo meesha ka saartay heshiisyada dhaqaale ee kala dhexeeyay Kuuriyada Koonfureed

Baarlamaanka Kuuriyada Waqooyi ayaa ansixiyay qaraar lagu soo afjaraya dhammaan heshiisyada iskaashiga dhaqaale ee dowladda wadankaasi kala dhexeeyay Kuuriyada Koonfureed. Tani ayaa imaanaysa iyadoo uu...

Dalka Pakistan oo ay maanta doorashooyin ka dhacayaan

Waxaa maanta dalka Pakistan ka qabsoomaya doorashooyinka heer qaran iyo heer gobol. In ka badan 128 milyan oo qof ayaa isku diiwaangeliyay ka qayb qaadashada...

Amnesty oo doonaysa in militariga Myanmar lagula xisaabtamo dembiyo dagaal

Hay’adda caalamiga ee xuquuqul aadanaha ee Amnesty International ayaa ku baaqday in la baaro dembiyo dagaal oo ciidamada militariga ee dalka Myanmar lagu eedeynaya...

Ugu yaraan 22 qof oo ku dhintay qaraxyo ka dhacay Pakistan

In ka badan 22 ruux ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen halka ugu yaraan 25 kalena ay ku dhaawacmeen qaraxyo maanta laga soo tabiyay...
- Advertisment -

Most Read