Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka

Caalamka

Qarax khasaare gaystay oo ka dhacay Iiraan

Ugu yaraan hal qof ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay qarax laga soo tabiyay koonfurta bari ee dalka Iiraan.Waxaa sidoo kale weerarkaas ku dhaawacmay...

Dhakhaatiirta Myanmar oo dibadbax sameeyay

Howlwadeenada caafimaadka ee dalka Myanmar ayaa maanta dibadbaxyo ka sameeyay magaalada Mandalay iyaga oo muujinaya sida ay kaga soo horjeedaan afgembigii militari ee wadankaas...

Dalka Congo oo ay doorasho ka socoto

Waxay doorasho madaxtinimo ka socota dalka Congo in kastoo garabka ugu weyn ee mucaaradka uu codeynta qaadacay.Goobaha codbixinta ee wadankaas ayaa furmay 7-dii subaxnimo...

Dibadbaxyo ka dhan ah Netanyahu oo ka dhacay Israa’iil

Kumanaan qof oo ka mid ah shacabka Israa’iil ayaa ka qayb qaatay dibadbaxyo looga soo horjeedo maamulka ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu.Waxay mudaharaadyada ku soo...

Madaxweynaha Brazil oo codsi u diray maxkamadda sare ee dalkaasi

Madaxweynaha dalka Brazil Jair Bolsonaro ayaa lagu soo warramaya inuu ka codsaday maxkamadda sare ee dalkaas in ay ka laabato xayiraadaha lagula tacaalayo cudurka...

Ra’iisul wasaaraha Pakistan oo laga helay Covid19

Ra’iisul wasaaraha dalka Pakistan Imran Khan ayaa laga helay cudurka COVID-19.Waxaa sidatan xaqiijiyay wasiirka caafimaadka ee dalkaasi Faysal Sultan.Tani ayaa imaaneyso labo cisho uun...

Ciidamada Myanmar oo dilay 9 qof

Saraakiisha ammaanka ee dalka Myanmar ayaa lagu soo warramayaa in ay maanta toogasho ku dileen 9 qof oo dibadbaxyo ka qayb qaatay.Shacabka mudaaharaadka dhigaya...

Pakistan oo India ugu baaqday iskaashi ay yeeshaan labada dal

Taliyaha ugu sarreeya ciidamada difaaca wadanka Pakistan ayaa ugu baaqay wadanka sida wayn ay u xifaaltamaan ee India inay abuuraan jawi nabdoon si labada...

DHAGEYSO:Madaxweynihii geeriyooday ee Tanzania John Magufuli oo la aasi doono 25-ka bishaan

Waxaa shaaca laga qaaday xilliga la aasi doono madaxweynihii geeriyooday ee dalka Tanzania John Pombe Magufuli.Mama Saamiya Suluhu Xasan oo ku xigeen u ahayd...

DHAGEYSO:Samiya Xasan oo loo dhaariyay xilka madaxweynaha Tanzania

Mama Saamiya Suluhu Xasan oo madaxweyne ku xigeenka Tanzania ahayd tan iyo sanadki 2015-kii, ayaa maanta loo dhaariyay xilka madaxweynaha ee dalkaas.Jagadan ayay la...

Dableey in ka badan 13 boolis ah ku dhishay Mexico

Ugu yaraan 13 sarkaal oo boolis ah ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dhinteen weerar gaadmo ah oo ay rag hubeysan ka gaysteen...

Hoggaamiyaha mucaaradka Tanzania oo dib ugu laabanaya dalkiisa ka dib geeridii madaxwaynihii wadankaas

Madaxa xisbiga mucaaradka ee dalka Tanzania ,Tundu lissu ayaa sheegay inuu diyaar u yahay ku soo laabashada dalkiisa hooyo ka dib geeridii ku timid...
- Advertisment -

Most Read