Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka

Caalamka

Bobi Wine oo gudbinaya dacwad ka dhan ah natiijadii doorashada Uganda

Bobi Wine oo ahaa musharrax looga adkaaday doorashadii madaxtinimo ee dhawaan ka dhacday dalka Uganda ayaa sheegay inuu isku diyaarinayo inuu maxkamadda u gudbiyo...

Khasaaraha ka dhashay dhulgariirkii Indonesia oo sii kordhay

Waxaa sare u sii kacay khasaaraha nafeed ee ka dhashay dhulgariirkii ku dhuftay jasiirada Sulawesi ee dalka Indonesia.Dhimashada ayaa hadda ah ugu yaraan 73.In...

Dableey 2 haween ah ku dilay Afghanistan

Ciidamada booliska ee dalka Afghanistan ayaa laga soo xigtay rag hubeysan ay toogasho ku dileen labo haween oo ka mid ah garsoorayaasha maxkamadda ugu...

DHAGEYSO:Xanuun aan weli la garan oo saameeyay geela dowlad deegaanka soomaalida Itoobiya

Siyaad Bashuuc Saneey ayaa faahfaahinta qodobkan Jigjiga nooga soo diray

Ku dhawaad 60 qof oo ilaa iyo hadda ku dhimatay dhulgariirkii Indonesia

Dhimashada ka dhalatay dhulgariirkii maalmo ka hor ku dhuftay jasiiradda Sulawesi ee dalka Indonesia ayaa gaartay ugu yaraan 56 qof.Waxaa tirada dadka ku dhintay...

India oo billowday tallaalka ugu badan caalamka ee ka dhanka ah cudurka COVID-19

Dalka India ayaa billoway mid ka mid ah tallaalka ugu badan caalamka ee cudurka sidaha Coronavirus iyadoona uu u fafaayo si xawaare leh.Dhimashada ka...

Joe Biden oo dahfuuray qorshe xarumo dadka lagu talaalayo

Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden waxa uu daahfuray qorsho lagu furayo kumanaan xarumood oo dadka looga tallaalaya cudurka COVID-19.Tallaalkan oo khuburrada fulinaya...

Tirada dhimashada ka dhalatay dhul gariirkii Indonesia oo korortay

Waxaa sii korortay dhimashada ka dhalatay dhul gariir ku dhuftay jasiirradda Sulawesi ee dalka Indonesia iyadoo ilaa iyo hadda ay dhinteen ugu yaraan 35...

koox fallaaga ah oo bariga wadanka Congo dad shacab ah ku dilay

Ugu yaraan 46 qof oo shacab ah ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen weerar looga shakisan yahay inay koox fallaaga ah ku soo...

Bobi Wine oo sheegtay inuu ku guulaystay doorashada Uganda

Musharraxa madaxweynenimo ee dalka Uganda Bobi Wine ayaa sheegtay inuu ku soo baxay codeyntii shalay dhacday.Robert Kyagulanyi oo loo yaqaano Bobi Wine ayaa sheegay...

In ka badan 7 qof oo ku dhimatay dhul gariir saameeyay Indonesia

Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay dhimashada ugu yaraan 7 qof ka dib markii dhul gariir cabirkiisu lagu sheegay 6.2 uu ku dhuftay jasiiradda...

Shiinaha oo markii ugu horreysay 8 bilood gudahood ay dad ugu dhinteen COVID-19

Wadanka China ayaa maanta laga soo tabiyay dhimashadii ugu horeysay ee la xiriirta cudurka COVID-19 muddo 8 bilood gudaheed iyadoo wadankan uu dadaal ugu...
- Advertisment -

Most Read