Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka

Caalamka

Garsoorayaasha Tunisia oo shaqo joojin sii wadi doono

Garsoorayaasha ka howlgalo maxkamadaha wadanka Tunisia ayaa sheegay inay shaqo joojin ku sii jiri doonaan toddobaadkii saddexaad. Waxay muujinayaan sida ay uga soo horjeedaan faragelin...

Ingiriiska iyo NATO oo digniin ka soo saaray dagaalka Ukraine

Boqortooyada Ingiriiska iyo gaashaanbuurta NATO ayaa sheegay inay suurtagal tahay in duullaanka militari ee ay dowladda Ruushka ka wado gudaha dalka Ukraine uu muddo...

In ka badan 50 qof oo ku dhimatay daadadka Bangladesh iyo India

Ugu yaraan 59 ruux ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen dalalka Bangladesh iyo India oo ay ku dhufteen fatahaado iyo duufaannada xooggan ee Monsoon. Wararka...

DRC oo hakisay xiriirkeedi Rwanda

Jamhuuriyadda dimuqraadiga Congo ee DRC ayaa lagu soo warramayaa inay si ku meel gaar ah u joojisay dhaqangelinta heshiisyo ay horay ula gashay dowladda...

DHAGEYSO:Wareysi:Saameynta shidaal ee dagaalka Ukraine

Duullaanka militari ee ay dowladda Ruushka tan iyo 24-kii bishii Labaad ee sanadkan ka wado gudaha dalka Ukraine ayaa saameynta ka dhalatay waxaa ka...

Qaramada midoobay oo shaacisay tirada dadka lagu dilay Mariupol

Madaxa qaramada midoobay ee arrimaha xuquuqul aadanaha Michelle Bachelet ayaa sheegtay in tani iyo markii 24-kii bishii Labaad ee sanadkan uu gudaha Ukraine ka...

In ka badan 10 kun oo qof oo ku xanniban Severodonetsk

Guddoomiyaha gobolka Luhansk ee dalka Ukraine Sergiy Gaiday ayaa sheegay in qiyaastii 10,000 oo qof oo shacab ah ay weli ku xayiran yihiin magaalada...

Ururrada shaqaalaha ee Tunisia oo dibadbax dhigaya

Waxaa dalka Tunisia maanta ka dhacaya dibadbaxyo ay sameynayaan ururrada shaqaalaha ee wadankaasi. Howlwadeenada ayaa doonaya inay muujiyaan sida ay uga soo horjeedaan isbeddellada dhaqaale...

2 ka mid ah saraakiisha Maraykanka oo lagu la’yahay Ukraine

Waxaa la waayay labo ka mid ah saraakiisha gaashaandhigga ee Maraykanka kuwaasoo ciidamada Ruushka kula dagaallamayay gudaha Ukraine. Waxaa arrintan xaqiijiyay xubnaha qoysaskooda iyo qaar...

Dagaalka Ukraine oo sare u qaaday tirada barakacayaasha caalamka

Qaramada midoobay ayaa sheegtay in duullaanka militari ee ay dowladda Ruushka weli ka wado gudaha dalka Ukraine uu sare u sii qaaday tirada barakacayaasha...

80 boqolkiiba carruurta Qaza oo wajahaya culeysyo dhanka maskaxda ah

Afar ka mid ah 5-tii carruur ah ee ku nool marinka Qaza ee dalka Falastiin ayaa wajahaya culeysyo dhanka maskaxda ah oo isugu jiro...

Tunisia oo 72 tahriibayaal ah oo u socday Talyaaniga ku qabatay xeebaha dalkaasi

Dowladda Tunisia ayaa qabatay 72 muhaajiriin ah oo isku dayay in ay ka gudbaan badda Mediterranean-ka iyaga oo rabay in si sharci darro ah...
- Advertisment -

Most Read